Senatarkii ugu horeeyay ee kamid noqonaya Aqalka sare oo goordhaw la doortay

Waxaa goordhaw Xildhibaanada dowlad goboleedka Jubbaland magaalada Kismaayo ku doorteen Senatarkii ugu horeeyay ee kamid noqonaya Baarlamaanka 11-aad ee federaalka Soomaaliya. Doorashada Aqalka sare ee ka bilaabatay magaalada Kismaayo  waxaa kursiga ugu horeeyay  ku tartamay labo musharax oo lagu kala magacaabo Ilyaas Badal Gaboose iyo Maxamed Axmed Sayid. Doorashada goordhaw ka dhacday magaalada Kismaayo waxaa … Continue reading Senatarkii ugu horeeyay ee kamid noqonaya Aqalka sare oo goordhaw la doortay